Vi öppnar Drop in verksamhet igen. Ingen tidsbokning behövs utan du går till receptionen och registrerar dig. Detta är för dig som har lättare akuta åkommor som inte kan vänta. Öppet mellan 08.10-16.10 varje dag, måndag till fredag.

Hjärtligt välkomna. Personalen på Lextorps vårdcentral.

Isniinta 1 November waxaan bilaabi doonaa (Drop in). Taaso marka kowaad aad la kulmaysid Kalkaliye cafimaad . Uma baahnid balan imow kaliya oo qaado nambarka .kadib aad xafiiska iska diiwaangali.

Waxaa loogu talagalay dadka qaba xanuunada sahlan.(Lätt Akut) oo aan sugu karin balanta.

Daryeelka deg dega ah wuxuu furan yahay inta u dhaxeyso 08:10-16.10 Malin kasta isniinta ilaa jimcaha.

So dhawoow Shaqaalaha xarunta daryeelka Lextorp.

يوم الاثنين 1 نوفمبر سنبدا شيئا جديدا بالنسبة لنا, يمكنك الحضور الى المستوصف بدون موعد مسبقا الى ممرضه متخصصه فقط للحالات الطارئه. لرعايه اسرع عندما تحتاجها . عند المجئ الى المستوصف يجب تسجيل الاسم  في مكتب الاستقبال والانتظار حتى  ياتي دورك.  مفتوح بين٠٨:١٠ – ١٦:١٠  كل يوم من الاثنين الى  الجمعة.

أهلا بك . موضفين في مستوصف ليكستورب